Fursadaha dhulalka Maalgashi aad awoodo maanta

Soomalida kunool dalka dibadiisa inta badan ma helaan xog sugan si ay ugu faa’ideystaan fursadaha maalgashiga ee ka jira dalka gudahiisa sababo fara badan awgeed, iyadoo ay jirto baahidaas iyo caqabado kale oo fara badan ayay shirkadda Kirosom isku xilsaartay inay daboosho baahidaas jirta una fududeyso dadka kunool Dalka dibadiisa inay helaan xog sugan una abuurto fursado maalgashi ah oo ay ka faa’ideysan karaan.

Marka aad sameynayso maalgashi dhuleed waxa ay sidoo kale ka qeyb qaadanaysaa kobaca iyo horumarinta dhaqaalaha Dalka, waxa ay shirkadda Raasimaal ka caawisay ilaa hada tobanaan qof oo kunool Dalka dibadiisa sida US, UK, Sweden, Norway, Finland, Italy, Germany, Denmark, Holland, South Africa iyo Kenya. 

13 Projects La Fuliyey

1,352 Macmiil Ka faa’ideystay

6 Sano Shaqo ah

15+ Shaqaalo

Maxaa lagu doortay dhulka maalgashiga raasimaal?

  1. Qiimaha Dhulkan waa mid raqiis ah oo aad awoodi karto.
  2. Dhulkan waxa uu leeyahay Documents saxan, waana Dhul ka madax banaan Muran iyo Isqabqabsi. 
  3. Lacagta waxaad u bixin kartaa qaab yar-yareyn ah marka aad iibsato boos iyo ka badan. 
  4. Dhulka Maalgashiga ah waxa uu leeyahay Naqshad, jidad iyo calaamado booska lagu aqoonsan karo. 
  5. Bacdamaa aan caawinay boqolaal dad ah oo horey nooga iibsadey Dhul Maalgashi ah waxay taasi kuu xaqiijinaysaa inaad dooratay shirkadda aamin ah oo aad ku kalsoonaan karto. 
  6. Waxa aan kugu xireynaa qof wakiil ka ah dhanka maalgashiga kaas oo kaa caawinin doonaa wixii xog iyo faahfaahin aad u baahato si aad u qaadato go’aan saxan oo maalgashi ah. 
× Sideen kuu caawinaa?