Nagu saabsan
Shirkada Raasimaal
Raasimaal waa shirkada ugu balaaran dalka ee ka shaqeysa iibka Dhulka iyo dhismaha Deegaanada casriga ah.
Waxay Raasimaal utaagan tahay horumarinta iyo maalgashiga hantida maguurtada iyo ka qeyb qaadashada kobaca dhaqan-dhaqaalo ee ummada Soomaaliyeed.
hadafka Raasimaal
Hadafka shirkada Raasimaal waa inay kuu suurta geliso dhalinyarada iyo dadka jeebka yar inay si fudud kuyeeshaan goob ay degi karaan mustaqbalka dhow.