Lafole

Dhulkan cusub ee Lafole wuxuu 2.2km ujiraa laamiga Afgooye, kuna aadan dhabarka danbe ee xero Malaysia, waa 𝐃𝐡𝐮𝐥 leh 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥 wanaagsan iyo 𝐃𝐨𝐜𝐮𝐦𝐞𝐧𝐭𝐬 saxan. Cabirka booskii waa 20×15. 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 waa $2,400 . Ka iibso 𝐁𝐨𝐨𝐬 ama 𝐁𝐥𝐨𝐜𝐤 qaab 𝐂𝐚𝐬𝐡 ama 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐚𝐥𝐥𝐦𝐞𝐧𝐭 (Yar-yaren) ah.

Booqasha Dhulkan waa Maalinle, wixii faahfaahin ahna, kala soo xariir xafiiska 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐚 Raasimaal ama soo wac numberadan 👇

☎️ 0612 922 240
☎️ 061 2922243

Nala soo xiriir

× Sideen kuu caawinaa?