Dugaal

Dhulkan wuxuu 3km ujiraa Arbacow, deegaanka Ceelasha biyaha. waa dhul mustaqbal fiican leh. Booskii waa 20×20 cabirkiisa, waana 1,800$. Waxaad ku iibsan kartaa qaab cash ah ama yaryareen. Faahfaahinta, kala soo xariir xafiiska shirkada Raasimaal. ama soo wac numberadan hoose 0612 922 240 0612 922 243 Mahadsanid

Nala soo xiriir

× Sideen kuu caawinaa?