Dugaal
Dhulkan wuxuu 3km ujiraa Arbacow, deegaanka Ceelasha biyaha. waa dhul mustaqbal fiican leh. Booskii waa 20×20 cabirkiisa, waana 1,800$. Waxaad ku iibsan kartaa qaab cash ah ama yaryareen. Faahfaahinta, kala soo xariir xafiiska shirkada Raasimaal. ama soo wac numberadan hoose 0612 922 240 0612 922 243 Mahadsanid
- Qiimaha: $2,000
- Cabirka: 20x20
- Nooca: Dhul Banaan
- Googta uu Ku Yaalo: 3km - Arbacow
- Qiimaha Hordhaca: $2,000
- Booking Fee: $400
- Sida loo Iibsan karo: Cash iyo Yar-yaren
- Booqasho : Booqashadu waa Maalinle
- Number: +252 61 2922243