Wax qabadka Raasimaal
Years of Transformation
0
+
Completed Projects
0
Happy Clients
0
+
Work Force
0
+
Maxaa lagu doortay dhulka shirkada raasimaal?
- Qiimaha Dhulka waa mid raqiis ah oo aad awoodi karto.
- Dhulkeena wuxuu leeyahay Documents saxan iyo Damaanad buuxda, waana Dhul ka madax banaan Muran iyo Isqabqabsi.
- Lacagta waxaad ku bixin kartaa qaab yar-yareyn ah adigoo aan dareemin wax culeys ah.
- Dhulkeena wuxuu leeyahay Naqshad, jidad iyo calaamado booska lagu aqoonsan karo.
- Waxaan caawinay boqolaal dad ah oo horey dhul nooga iibsaday, adigana sidoo kale baan kuu caawini karnaa.
- Waxaad kala kulmi doontaa xafiiskeena soo dhaweyn heer sare ah iyo qof si gaar ah kaaga caawin doonaa wixii xog iyo faahfaahin aad u baahatay si aad u iibsato dhulkaad doonayso.
marqaatiga macaamiisha
Adeeg macaamiil oo aad u wanaagsan waxayna kugu ilaalinayaan inaad ogaato horumarka kale. Shaqo wanaagsan ayay qabtaan oo waxay bixiyaan deeqo waaweyn. Si aad ah loogu taliyay heshiis kasta oo dhulka ah.
shirkadda ugu hufan uguna hufan wax iibsiga iyo iibinta dhulka Soomaaliya. Dhulkooda waa kuwo la awoodi karo oo leh qaab lacag bixineed oo dabacsan . Tani waa meesha ugu fiican ee qof kasta oo raba inuu helo meel uu waco guriga.
warbixinada cusub
Raasimaal - Wehelkaada hantiyeed
Xal aad awoodo si aad Hoy uyeelato
Shirkada Raasimaal waxay kuu suurto gelinaysaa inaad si fudud ku noqoto milkiile adigoo ka faa’ideysanaya fursadaha dhulalka maalgashiga aan soo bandhigno mar walba. Dhamaan Dhulalka aan iibino waa kuwo leh Documents saxan iyo damaanad buuxda. waxa aadna ku iibsan kartaa qaab yar-yareyn ah adiga oon dareemin wax culeys ah.